Powered By Blogger

Monday, January 9, 2012

Iiran oo ku xukuntay Amiir Mirasay Diltoogasho Kadib Markii Lagu soo Oogey Eedaymo Baasaasnimo .

Maxkamad Ku Taal Dalka Iiran ayaa Diltoogasho Maanta Ku Xukunatay Amiir Mirasay Oo ah Nin Maraykan ah oo Asal ahaan ka soo jeeda Iiraan kaaso lagu soo eediyey Baasaasnimo uu ku sameeyay Dawlada Iiran ,Waxaaney maxakadu Muddo Labbatan cisho ah siieya Amiir mirasay Inuu Racfaan ku Qaato .
Wasaarad Arimaha Gudaha ee Dalka Iiran ayaa Amiir oo 28 jir ah Gacanta ku soo dhigtay 7 December sannadkii Lasoo Dhaafay taaso sheegtay inuu amiir ka tirsanaa Ciidamda sirdoonka Qaranka Marayknaka ee wakaalada CIA .
Ninkan Maraykanka ah ayaa Mar ay tv-ga iiran warayi ka qaadey adeeiymihii loo soo jeeday Qirtay ,Qarashada ayuu ku sheegay in ay Dawlada Marayknaku Khiyaameysa isla Markaan ay  gacanta ku dhigeen Iiran .
Sikastab ha ahate dilkan toogasho ee ay iiran ku xukantay amiir ayaa noqoneysa mid sii kicsa Xaalda Kacsanaane ee u dhaxeysa Labbada Wadan .
Moaskar.blogspot.com
Hargeisa Office

No comments:

Post a Comment