Hargeysa
(Moaskar) Guddida diiwaangelinta ururada siyaasadda Somaliland ayaa goor
dhaweyd ku dhawaaqay natiijada kala reebista ururada siyaasadda.
Tartankan
oo ay ka qayb galeen 15 urur siyaasadeed, ayaa waxa u soo baxay lix
urur siyaasadeed kuwaas oo kala ahaa WADANI,UMADDA, ,Xaqsoor, Rays,
Nasiye iyo waliba Dalsan, halka ay urur siyaasadeed oo ay ka mid ahaayeen Nuur, Jamhuuriga, SSCD, Badbaado, Gurmad, Damal, NDP, Horyaal iyo UDHIS.
Warkan oo faahfaahsan goor dhaw la soco
Moaskar.plogspot.com


No comments:
Post a Comment