Powered By Blogger

Wednesday, October 20, 2010

Shirkadaha medai ha ugu horeeya icalaamka duwliga (qaybti :1waaad


Shirkadaha medai ha ugu horeeya icalaamka duwliga (qaybti :1waaad
Caalmaka oo isku badlaya qaranigan aynu ku jirno iyo kii ina soo dhaafayba tuulo am qol ,kaasoo waxaaa ka dhaaca aduunka gabi ahaan aad kula soconayso,  daqiiqado gudohood iyadoo oo aad meel walo aad u bahantan la xidhiidh karayso .iyadoo horomarkaana lagu sheego mucjiso xaga tiknoolajiyada sida horo marka computerka ila hadan aan la helin wax badla ayaa hadab xidhiidhka isku keenay qaradaha adunnka ee xaga comunnictionaka ayaa waxaa soo baxay shirkadoo aad u waa weyan oo soosaara iskana leh mediah caalmaka iyago ay soo galaan sandkii lacagoo aan  maskaxaadu qaadanayan ,sida shirkadaha dakhligooga uga yar sandkii loo fiirsado way noqonyaan qaarkood 350 bilyan oo dollar iyagoo maamula waarbaahin aad u badan sida daayax qamceedyo iyo tvyo iyo radio iyo saxafadba ayaa waxaynu ka hadli doona 4 shirkadood ee ugu horeeya caalmak , se marka hore aan bal eegno dhinca qaardah iyo shirkadaha ku yaala.  

Shirkadaha medaiha ee maryakanka  

1.       America online-time warner waxayna haysata  qayabaha tijaarada eliktarooniga.
2.       Viacom waxay iska leedhay shabakada idaacada iyo tifiga  cbs  .
3.       Disney waxay iska leedhay shirkadaha iyo tifiyadaa iyo aflaamta sida shabkada abc.
4.       General electric waxa hoos imaada  shabkada tefiyada nbc.
5.       Idacada layska arko ee wararka iyo dhaqalaha ee CBS .
6.       AT&T Corporation waaxanay koobsata isgaadhsiinta tilifoonada duwaliga ah .

Shirkadaha medaiha ee aan maryakanka ahayen :

1.       Bertelsmann oo( jarmal) waxay qaybisa buugagta iyo majaladaha internatka iyo adeega idacada .
2.       Vivendi universal oo (France) waxay is haysata  soos arka idaacada iyo  idaacada layska arko.
3.       Brtish Sky Broadcasting oo ingriis ah waxaan loo soo gaabiya  group(BSKYB).
4.       Matra Hachette (France)waxay soo sarta kutubta iyo majalaadka .
5.       Groutip (Canal Plus Pay-Tv) waxaa uu ka bilaabamay faransiiska iyadoo ay kusoo biireen wadama badano yuruba waana group tifiyo kii ugu horeeye ee la kiraysoto –lacag laga bixiyo-.
6.       Group  pathe oo farnsiis ah waxayan soo saran aflaamta iyo baraamijta ila qosolka ee tiifi ah .
7.       Shirkada Person oo british ah waxayna hoos imaada jaaraa’ido  caalamiya iyo k mid tahay The Financial Times(FT).
8.       Ururka  VNU maqarkeeduna waa Holland ,waxay gudbisa  adeega qaybinta aflaamta  musiga iyo internatka.
9.       Medaiset (itly) waxay ku dheeraysa qaybga xayaysiiska iyo ciyaaraha

Shirkadaha medaiha ee aan maryakanka  iyo yuruba ahayen :

·         News corpration oo aha ustareeliyaan.
·         Star TV oo lag leeyahay china.
·         W E T V  (Canda).
·         Can west global (Canda).
·         Aboriginal people television (Canada).
·         Group televisa  mexico.
·         SONY OO LAGA LEEYAHAY WADANKA JABAN.
Hadaba waxaan inayra akhristee aan guda gali doona afarta shirkadood ee ugu horeeya si kooban iga hadli doona .
Time warner

Waxay is’uleedahay
CNN
Warner brothers records
Warner brothers
·        150 bakhaar oo lagu iibiyo jumlada oo ay ku dhex leedhay marykanaka.
HBO
·        30 meelod ayey ku leedahay aasiya .

Time warner cable
·        Inka badan 12 markas yurub .
Warner music
·        Fanaano iyo kooxo musigaysata sida:
Time inc
§  Cher
Turner entertainment group
§  Tony bennett
New line cinema
§  Red hot chili peppers
Cartoon network
§  Faith hill

§  Bare naked ladies

§  Madonna

§  AC / DC

Capital Cities/ ABC
DISNEY IYO SHABAKADA KAYBAL A&E(QAYAB BAY KU LEEDHAY)
TVGA DISNEY
§  Waxay leeday todoba jaa’isadood ,emmy a wards.
§  Disney classic movies.
§  Waxaa ishtiraaka-igu jirta –in kabadan 70malyan.
§  Wonderful world of Disney.
§  History Channel
§  ESPN.
§  Waxa ugu jirta in kabadan 42 malyan.
§  Shabkad lifetime.  
§  Waxa furatay channel caalamiya.
§  Shabakada Soop Net.

§  Shabakad qaabilsan madadalada E!.

§  Shabakada E! online.


§  Tvga walt Disney.


WDTV-1

Spian ,itly,Germany,france,north amrica,midleast.

Adeega tv yada ,adeega internatka.


LA SACO QAYBAHA DANBE .
Maxamuud axame cali (askar)
Khartoum sudan
Askarb5@hotmail.com

No comments:

Post a Comment