Powered By Blogger

Wednesday, October 20, 2010

Suudaan oo khatar ku sugan unuu dagaal ka oogmo

Codbixanta goaanka ka gu’ida iyo inay ahaato sudaan qudha  , ayaa waxaa ka soo baxay malahan in ay timaado carqalad is fahan la’aan ah oo u dheeeya xukamada mu’atamr wadani iyo xarkada sblm  ,iyadoo ay ka bilaabanty isahaysigaa xuduuda u dhaxaysa waqooyiga  sudan iyo koonfurata.  Sidoo kale waxaa ka hadlay  sadiq al Mahdi oo sheegay ina uu jiroo dagaalo adga oo ka socda koonfurta suudan oo iyaga laftoodu waada dagaalmaya , isaagoo sheegay in ay ka hadlaan sidii loo heshii siin lahaa koonfurta intaan laysku qAbsan side loo codayaa  January  2010 .

No comments:

Post a Comment