Waa wax dabiici`ya in Dabiilayaasha iyo cidkasto ku xadgubta
sharciga lageeyo Xabsi ama jeel waana arrin soo jireen ah oo ka dhacda
dowladaha Caalmko Idil iyo Norway`se waxaa dheer intaas jeelasheeda uu leeyahay
Nolal aad u raaxo badan oo lo fududeeyo Maxaabista ku sugan Qolal u gaara ah Sida Qol Sariirti Kabadh iyo
Madbakh iyo musquul u gooniya maxbuus-kaste ,waxaa soo raaca Muraayadha LCD ,Waxbarsho
la siinayo inta uu ku jiro jeelka ,cunta Karin ,barisda Music-da iyo .Meel uu
ku jimicsado ama layli ku sameeyo si uu
dhiso maxbuusku jidhkiisa !!!!!!!!!!!
Akhristow sawirakan aad u jeedo maaha Makhsin ka mid ah
Hotel-da la dago ,waa siwir xaqiiqa ah oo ka mid ah qolalka maxaabista Jeelka
lvigsal halden oo ku yaal dalka norwdy kaaso
Noqday jeelka labbad ee ugu weyn dalkaasi taaso la furay 8 abril 2011 .
Jeelka Halden waxaa ku farayarestay Inkineero ku xeel dheer
arrimaha dhismaha kuwaaso ka dhex yagleelay Keen aad u dhirbadan oo Nolasha
jeelka iyo Cimilada deeganka isku sargooyey.
Wajahad hore jeelka waxaa laga sameeyay bir iyo loox iyo
noocyada ugu fiican ee dhagaxa taaso dhararkiisu-na yahay 6 miter waxaana
deyrka ku began dhir aan laga garaneyan .
Dhismaha jeelka heldan ayaa qaatay waqti dhan 10 sanadood
kaaso ay ku baxeen kharash dhan 252 malyuun oo lacagata maraykanka ah ,waxaa
sidoo kale uu qaadkisu yahay jeelkan 252 maxbuus ,hadaba waxaayabaha layaabka
leh ee aad ka dheehanyso nolasha jeelkan ayaa ah ,xiliyada ay maxbuuska la
joogan ehelkiisu ayaa waxaa la seeya qolal
iyo fadhiya gaar ah oo loogu talgely martida maxbuuska kuwaaso halkaa kula
jooga muddo.
Maxbuusta waxa uu qolkiisu leeyahay Musqul ,tv noocyada LCD-ga iyo talaajad uu ku kaydsado cabitaanada iyo
cuntooyinka,waxaa inta u dheer madabakh iyo fadhi ay wadaan 10 ruuxba .
Sababaha Jeelka loo dhisay :
Kadib markii ay diraasad dheer lagu sameeyay wadamada
Maraykanka iyo Ingriiska oo shaaciyey in 60-50 danbiile ee jeelalka gala ay mar
labaad ku noqdaan waxyaabihii laga soo xidhey iygoo marlbaad ku soo laabta
jeelka ,sidaa awgeed waxay dowlada norwy
jeelkan u sameeyay sidi ay ugu xalin laheyd labba arrimood oo isbarkana
,ta kowaad in danbiilaha la dareensiyo Insaaniyad iyo nolol fiican oo ku joogi
karo bulshada ,ta labbaad in laga ilaaliyo Maxbuuska inuu jeelka ku soo qaato
duruus xagga Danbiyada iyo jariimada.
Dowlada Norwaya ayaa xaqiijisya yoolkeeda taaso marku
maxbuusku ka soo baxo jeelka u la jaanqaado bulshada ku xeeran ,waxaaney
gaadhan dadka jeelka gala ee ku soo laabta
20%
Isku soo wada duubo ula dhaqmida maxaabista si ay ku
dheehantaahay dadnimo iyo insaaniyad ayaa ha mid wanaagsan balse fikarada aya
qaaten Norway waxaa dhaliil iyo Nusqaan ku Noqonaysa ,maxbuuska dhagar gala ,ama kusfi ku kac ,
wax soo xaday ,badalkoodi waxy ka dhigeen raaxo ,ciqaabti iyo uga soo jaridii
wixii ay gaf galeen HUTEEL FIVE STARS
galisay .
Diinta islaamku waxy dhigaysaa hadaba in qof ka wax dila loo
dilo ka waxa xada xadka lagu qaado "ولكم في القصاص حياة يا أولي الألباب"
Sawro Kale
 |
Garoonka Kubbada Kolayga | |
 |
Muqaalka Hore Xabsiga |
|
Suxufi Maxamud askar
Hargeysa somaliland