Sunday, October 24, 2010
Wednesday, October 20, 2010
saxafadu ma shaqa mise waa cilmi sidiisa loo ixtiraamo
saxaafda ma shaqaa mise waa cimi sidiisa loo ixtiraamo?
baryahan danbe waxaa soo baxay daahiro cusub oo ku soo korodhay gayiga somalida iyadoo ay noqotay in cilmi qimihiisa leh laga dhigo quut lagu xamaasho am lagala soo baxo nolol maalmedka wakhtiga ,waxaan xasuustay maahmaah carbeed oo aan odhan karo way khaldantahay se wakhigan la jaan qaadaysa oo ah iclaamku wuxuu shaqo u yahay qofkaan shaqa haysan ,hadaba iyadoo aad moodo inuu ka waramayso malamaha aynu maryano waxaad arkaysaa qof ku odhanaya waxaan ahay saxafi ,isagoo aan saxafad ba dhigan ,sido kale waxaa jira wadanka ama somaliland meelo saxafada idhaa waan dhiganaa hase ahaate dadka waxay wax u dhigaan lix bilood ,lix bilood na waxaa loogu tala galay ina qofka doonaya in ay wax uga furmaan am inuu waxa ka fahmo doonaya media laakin qof le intaas asaxafada igag afilana maya .
anigoo ka jawaabaya suaashi aan xaga sare ku soo marnay ,marka hore bal in yar aan ka hadlo media ,
saxafad waa qayab ka mid aha Communication sceins oo u kala baxadaa saddex qayabood oo kala ah :- saxafada :oo ah qayab ka mid aha qaybaha comannication sceins waxaana weeyan qaybta jornaalka (saxafada la akhriyo) ha ahaato jaraaidka , majalada ,websityada iyo waxii la hal maala
- radio iyo television ;saxafda (saxafada la dhagaysto iyo ta la daawado ) idacadaha tviyada ,
- puplic relations :pr oo ah qay iyaduna iskeed u taagan oo aha isku xidhka shirkada iyo raali galinta macamisha shirkada iyo isku xidhaanta shirkada gudeheeda ,inkstoo ay kala duwanyihiin sida ay u fahnsayihiin calaamka kowaad iyo ka saddexaad .
waxaa iyaduna baryahan danbe ama qarnigii ina soo dhaafay dabayaaqasi soo baxay qayb la idhaa multi media oo aha qaybta inter netka oo aad ka helayso computerka qoraalkii saxafada ilktarooniga oo aad ka dhagaysan karto idaacad oo aad ka dawaan karto tvga online .
hadbaa iyadoo aad arkayso inta uu mug iyo culayas uu leeyahya laguna tilmaamo golaha afaraad ee dawladaha ayaa waxaad arkaysa in uu khalad badan ay ka fahameen dadka qaarkood ama badiba maxa yeelay waxay yaqaanan wariye iyo dad shaqo ka dhigtay .
cilmigan oo aad loo tixgaliyo wadamada horomaray iyo xitaa dalalka carbta ayaa ah cilmi sida dhakhtarnimada ama engineernimo, hababa tusaala ahaan hadaan idhaahdo anoo saxafiya ayaan dad qalayaa oo waxaan ku shaqyanaya dhakhtarnimo miyaanan dadwaynaha halbolaha jaraynin , sidaaso kale hadaan idha anoo aan ahayan engneerka ku takhasusay sida wax loo dhiso waxaan dhisayaa guri so gurayo badan qalooc iyo warab iyo dumid ku dhicimayso ,hadba akhriste saxafadu waa sidaas oo kale oo xitaa qofaka wax kale soo bartay inuu khalad badan ka galo ayaa dhacaysa saxaafda ileen qodobaday leedhay saxafada waxaa ka mida ah :
- inu qofku u shaqeeyo sinaan warka uu bixinayo
- inuu wax la hubo soo qoro
- inuu qofka saxafigii wax run ah soo tabiyo
- inuu ixtiraamo qanuunka saxafada
- inu intaanu shaqa bilaabin saxafigu imtaxaan soo mara ay ka qaadayso uruka saxafiyiinta (dowladah afrika badankoodu waxay leeyihiin golaha saxafiyiinta oo dowlada ayay hoostagaan)laakin inagu wali heerka maynaan gaadhine bal uruka saxafiyantu ha qiimeeyaan qofka
takale waxaan kula talin lahaa dadka wax garad ka ah ama dadka iclaamka ku takhasusay inay ay u faaiideeyan dadka jecel inay ay mowhibadood kaga faaiidayan cilmgan oo igu yaraan ay baraan diplom media ah , ileen intaad wax barto hadana hadaad kala bakhyasho dadkaaga maalinta aakhri waa lagu waydiin doona .
dawlada soo soctan insha alla waxaan ka rajaynaya in ay u samayso saxafada gole afaraad sida wadamada jaarkeenu u leeyihiin sida suudan si loogal xisaabtomo shakhsiga saxafiga ah wixii khalad ah oo uu gaystay ,oo laga daayo saxafiyiinta ka jajabinta kamradaha iyo qabada askariga iyo waliba in la xidho saxafiyiinta .
waxaan ku soo gaba gabaynaya hadlakayaga somaliland haday doonayso in la ictiraafo qaybta warbaahinta iyo media ha ,ha iska dhisto oo shuruuc iyo qawaanin dadka kala wada haloo sameeyo .
ilaahya baa mahad leh
maxamuud axmed cali (askar)
khotoum -sudan
internatoinal university of africa
communication sceins
askarb5@hotmail.com
Shirkadaha medai ha ugu horeeya icalaamka duwliga (qaybti :1waaad
Shirkadaha medai ha ugu horeeya icalaamka duwliga (qaybti :1waaad
Caalmaka oo isku badlaya qaranigan aynu ku jirno iyo kii ina soo dhaafayba tuulo am qol ,kaasoo waxaaa ka dhaaca aduunka gabi ahaan aad kula soconayso, daqiiqado gudohood iyadoo oo aad meel walo aad u bahantan la xidhiidh karayso .iyadoo horomarkaana lagu sheego mucjiso xaga tiknoolajiyada sida horo marka computerka ila hadan aan la helin wax badla ayaa hadab xidhiidhka isku keenay qaradaha adunnka ee xaga comunnictionaka ayaa waxaa soo baxay shirkadoo aad u waa weyan oo soosaara iskana leh mediah caalmaka iyago ay soo galaan sandkii lacagoo aan maskaxaadu qaadanayan ,sida shirkadaha dakhligooga uga yar sandkii loo fiirsado way noqonyaan qaarkood 350 bilyan oo dollar iyagoo maamula waarbaahin aad u badan sida daayax qamceedyo iyo tvyo iyo radio iyo saxafadba ayaa waxaynu ka hadli doona 4 shirkadood ee ugu horeeya caalmak , se marka hore aan bal eegno dhinca qaardah iyo shirkadaha ku yaala.
Shirkadaha medaiha ee maryakanka
1. America online-time warner waxayna haysata qayabaha tijaarada eliktarooniga.
2. Viacom waxay iska leedhay shabakada idaacada iyo tifiga cbs .
3. Disney waxay iska leedhay shirkadaha iyo tifiyadaa iyo aflaamta sida shabkada abc.
4. General electric waxa hoos imaada shabkada tefiyada nbc.
5. Idacada layska arko ee wararka iyo dhaqalaha ee CBS .
6. AT&T Corporation waaxanay koobsata isgaadhsiinta tilifoonada duwaliga ah .
Shirkadaha medaiha ee aan maryakanka ahayen :
1. Bertelsmann oo( jarmal) waxay qaybisa buugagta iyo majaladaha internatka iyo adeega idacada .
2. Vivendi universal oo (France) waxay is haysata soos arka idaacada iyo idaacada layska arko.
3. Brtish Sky Broadcasting oo ingriis ah waxaan loo soo gaabiya group(BSKYB).
4. Matra Hachette (France)waxay soo sarta kutubta iyo majalaadka .
5. Groutip (Canal Plus Pay-Tv) waxaa uu ka bilaabamay faransiiska iyadoo ay kusoo biireen wadama badano yuruba waana group tifiyo kii ugu horeeye ee la kiraysoto –lacag laga bixiyo-.
6. Group pathe oo farnsiis ah waxayan soo saran aflaamta iyo baraamijta ila qosolka ee tiifi ah .
7. Shirkada Person oo british ah waxayna hoos imaada jaaraa’ido caalamiya iyo k mid tahay The Financial Times(FT).
8. Ururka VNU maqarkeeduna waa Holland ,waxay gudbisa adeega qaybinta aflaamta musiga iyo internatka.
9. Medaiset (itly) waxay ku dheeraysa qaybga xayaysiiska iyo ciyaaraha
Shirkadaha medaiha ee aan maryakanka iyo yuruba ahayen :
· News corpration oo aha ustareeliyaan.
· Star TV oo lag leeyahay china.
· W E T V (Canda).
· Can west global (Canda).
· Aboriginal people television (Canada).
· Group televisa mexico.
· SONY OO LAGA LEEYAHAY WADANKA JABAN.
Hadaba waxaan inayra akhristee aan guda gali doona afarta shirkadood ee ugu horeeya si kooban iga hadli doona .
Time warner
Waxay is’uleedahay CNN | Warner brothers records |
Warner brothers | · 150 bakhaar oo lagu iibiyo jumlada oo ay ku dhex leedhay marykanaka. |
HBO | · 30 meelod ayey ku leedahay aasiya . |
Time warner cable | · Inka badan 12 markas yurub . |
Warner music | · Fanaano iyo kooxo musigaysata sida: |
Time inc | § Cher |
Turner entertainment group | § Tony bennett |
New line cinema | § Red hot chili peppers |
Cartoon network | § Faith hill |
§ Bare naked ladies | |
§ Madonna | |
§ AC / DC |
Capital Cities/ ABC
DISNEY IYO SHABAKADA KAYBAL A&E(QAYAB BAY KU LEEDHAY) | TVGA DISNEY |
§ Waxay leeday todoba jaa’isadood ,emmy a wards. | § Disney classic movies. |
§ Waxaa ishtiraaka-igu jirta –in kabadan 70malyan. | § Wonderful world of Disney. |
§ History Channel | § ESPN. |
§ Waxa ugu jirta in kabadan 42 malyan. | § Shabkad lifetime. |
§ Waxa furatay channel caalamiya. | § Shabakada Soop Net. |
§ Shabakad qaabilsan madadalada E!. | |
§ Shabakada E! online. | |
§ Tvga walt Disney. | |
WDTV-1 | |
Spian ,itly,Germany,france,north amrica,midleast. | |
Adeega tv yada ,adeega internatka. |
LA SACO QAYBAHA DANBE .
Maxamuud axame cali (askar)
Khartoum sudan
Askarb5@hotmail.com
Suudaan oo khatar ku sugan unuu dagaal ka oogmo
Codbixanta goaanka ka gu’ida iyo inay ahaato sudaan qudha , ayaa waxaa ka soo baxay malahan in ay timaado carqalad is fahan la’aan ah oo u dheeeya xukamada mu’atamr wadani iyo xarkada sblm ,iyadoo ay ka bilaabanty isahaysigaa xuduuda u dhaxaysa waqooyiga sudan iyo koonfurata. Sidoo kale waxaa ka hadlay sadiq al Mahdi oo sheegay ina uu jiroo dagaalo adga oo ka socda koonfurta suudan oo iyaga laftoodu waada dagaalmaya , isaagoo sheegay in ay ka hadlaan sidii loo heshii siin lahaa koonfurta intaan laysku qAbsan side loo codayaa January 2010 .
Subscribe to:
Posts (Atom)