Adiss( Carwo ganacsiyeedii lixeed ee dalka aynu jaar ka nahey ee Ethiopia lagu sameeyo ayaa doorkan ganacsato reer somaliland ahi ka qeyb galeen ,iyado carwadan xadhiga laga jarey shalay oo waxaan lagu qabtey Hoolka weynee adis abiot edebaby kaaso xafladii furtaanka ay ka soo qayb galeen masuuliyiin saro oo ka socday xukuumada Ethiopia.
Ganacsatada somaliland ee agab kooda ku soo bandhigey waxa ka mid ahaa ,Alnuur furniture,Almanaal ,indho dero,warshada ileys ee saabunta budada ah iyo Dakada Berbera.sido kale waxa ka soo qeyb galey dowladaha imaaradka carbta,canda, Yemen, Kenya, Israel.
Waa markii ugu horeysay ee horumarka dalku uu gaadho dowladaha jaarka taaso ay ka dhalanyso xidheedhka iyo maalgashiga wadmda shisheey.
Isku so wada duubo ganacsatada dalka ayaa door wax ku oola ka ciyaarta baahinta iyo kur u qaadida sumcada Somaliland iyagoo goor kasta ku hawlan hurmarka jamhuuriyada nabada.