saxaafda ma shaqaa mise waa cimi sidiisa loo ixtiraamo?
baryahan danbe waxaa soo baxay daahiro cusub oo ku soo korodhay gayiga somalida iyadoo ay noqotay in cilmi qimihiisa leh laga dhigo quut lagu xamaasho am lagala soo baxo nolol maalmedka wakhtiga ,waxaan xasuustay maahmaah carbeed oo aan odhan karo way khaldantahay se wakhigan la jaan qaadaysa oo ah iclaamku wuxuu shaqo u yahay qofkaan shaqa haysan ,hadaba iyadoo aad moodo inuu ka waramayso malamaha aynu maryano waxaad arkaysaa qof ku odhanaya waxaan ahay saxafi ,isagoo aan saxafad ba dhigan ,sido kale waxaa jira wadanka ama somaliland meelo saxafada idhaa waan dhiganaa hase ahaate dadka waxay wax u dhigaan lix bilood ,lix bilood na waxaa loogu tala galay ina qofka doonaya in ay wax uga furmaan am inuu waxa ka fahmo doonaya media laakin qof le intaas asaxafada igag afilana maya .
anigoo ka jawaabaya suaashi aan xaga sare ku soo marnay ,marka hore bal in yar aan ka hadlo media ,
saxafad waa qayab ka mid aha Communication sceins oo u kala baxadaa saddex qayabood oo kala ah :- saxafada :oo ah qayab ka mid aha qaybaha comannication sceins waxaana weeyan qaybta jornaalka (saxafada la akhriyo) ha ahaato jaraaidka , majalada ,websityada iyo waxii la hal maala
- radio iyo television ;saxafda (saxafada la dhagaysto iyo ta la daawado ) idacadaha tviyada ,
- puplic relations :pr oo ah qay iyaduna iskeed u taagan oo aha isku xidhka shirkada iyo raali galinta macamisha shirkada iyo isku xidhaanta shirkada gudeheeda ,inkstoo ay kala duwanyihiin sida ay u fahnsayihiin calaamka kowaad iyo ka saddexaad .
waxaa iyaduna baryahan danbe ama qarnigii ina soo dhaafay dabayaaqasi soo baxay qayb la idhaa multi media oo aha qaybta inter netka oo aad ka helayso computerka qoraalkii saxafada ilktarooniga oo aad ka dhagaysan karto idaacad oo aad ka dawaan karto tvga online .
hadbaa iyadoo aad arkayso inta uu mug iyo culayas uu leeyahya laguna tilmaamo golaha afaraad ee dawladaha ayaa waxaad arkaysa in uu khalad badan ay ka fahameen dadka qaarkood ama badiba maxa yeelay waxay yaqaanan wariye iyo dad shaqo ka dhigtay .
cilmigan oo aad loo tixgaliyo wadamada horomaray iyo xitaa dalalka carbta ayaa ah cilmi sida dhakhtarnimada ama engineernimo, hababa tusaala ahaan hadaan idhaahdo anoo saxafiya ayaan dad qalayaa oo waxaan ku shaqyanaya dhakhtarnimo miyaanan dadwaynaha halbolaha jaraynin , sidaaso kale hadaan idha anoo aan ahayan engneerka ku takhasusay sida wax loo dhiso waxaan dhisayaa guri so gurayo badan qalooc iyo warab iyo dumid ku dhicimayso ,hadba akhriste saxafadu waa sidaas oo kale oo xitaa qofaka wax kale soo bartay inuu khalad badan ka galo ayaa dhacaysa saxaafda ileen qodobaday leedhay saxafada waxaa ka mida ah :
- inu qofku u shaqeeyo sinaan warka uu bixinayo
- inuu wax la hubo soo qoro
- inuu qofka saxafigii wax run ah soo tabiyo
- inuu ixtiraamo qanuunka saxafada
- inu intaanu shaqa bilaabin saxafigu imtaxaan soo mara ay ka qaadayso uruka saxafiyiinta (dowladah afrika badankoodu waxay leeyihiin golaha saxafiyiinta oo dowlada ayay hoostagaan)laakin inagu wali heerka maynaan gaadhine bal uruka saxafiyantu ha qiimeeyaan qofka
takale waxaan kula talin lahaa dadka wax garad ka ah ama dadka iclaamka ku takhasusay inay ay u faaiideeyan dadka jecel inay ay mowhibadood kaga faaiidayan cilmgan oo igu yaraan ay baraan diplom media ah , ileen intaad wax barto hadana hadaad kala bakhyasho dadkaaga maalinta aakhri waa lagu waydiin doona .
dawlada soo soctan insha alla waxaan ka rajaynaya in ay u samayso saxafada gole afaraad sida wadamada jaarkeenu u leeyihiin sida suudan si loogal xisaabtomo shakhsiga saxafiga ah wixii khalad ah oo uu gaystay ,oo laga daayo saxafiyiinta ka jajabinta kamradaha iyo qabada askariga iyo waliba in la xidho saxafiyiinta .
waxaan ku soo gaba gabaynaya hadlakayaga somaliland haday doonayso in la ictiraafo qaybta warbaahinta iyo media ha ,ha iska dhisto oo shuruuc iyo qawaanin dadka kala wada haloo sameeyo .
ilaahya baa mahad leh
maxamuud axmed cali (askar)
khotoum -sudan
internatoinal university of africa
communication sceins
askarb5@hotmail.com
Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan
ReplyDeletesiinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan
tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com