Powered By Blogger

Tuesday, January 15, 2013

Halden … Jeel ay taalo Nolosha Boqoradu!!





Waa wax dabiici`ya in Dabiilayaasha iyo cidkasto ku xadgubta sharciga lageeyo Xabsi ama jeel waana arrin soo jireen ah oo ka dhacda dowladaha Caalmko Idil iyo Norway`se waxaa dheer intaas jeelasheeda uu leeyahay Nolal aad u raaxo badan oo lo fududeeyo Maxaabista ku sugan  Qolal u gaara ah Sida Qol Sariirti Kabadh iyo Madbakh iyo musquul u gooniya maxbuus-kaste ,waxaa soo raaca Muraayadha LCD ,Waxbarsho la siinayo inta uu ku jiro jeelka ,cunta Karin ,barisda Music-da iyo .Meel uu ku jimicsado ama  layli ku sameeyo si uu dhiso maxbuusku jidhkiisa !!!!!!!!!!!

Akhristow sawirakan aad u jeedo maaha Makhsin ka mid ah Hotel-da la dago ,waa siwir xaqiiqa ah oo ka mid ah qolalka maxaabista Jeelka lvigsal halden oo ku yaal dalka norwdy kaaso  Noqday jeelka labbad ee ugu weyn dalkaasi taaso la furay 8 abril 2011 .


Jeelka Halden waxaa ku farayarestay Inkineero ku xeel dheer arrimaha dhismaha kuwaaso ka dhex yagleelay Keen aad u dhirbadan oo Nolasha jeelka iyo Cimilada deeganka isku sargooyey.

Wajahad hore jeelka waxaa laga sameeyay bir iyo loox iyo noocyada ugu fiican ee dhagaxa taaso dhararkiisu-na yahay 6 miter waxaana deyrka ku began dhir aan laga garaneyan .


Dhismaha jeelka heldan ayaa qaatay waqti dhan 10 sanadood kaaso ay ku baxeen kharash dhan 252 malyuun oo lacagata maraykanka ah ,waxaa sidoo kale uu qaadkisu yahay jeelkan 252 maxbuus ,hadaba waxaayabaha layaabka leh ee aad ka dheehanyso nolasha jeelkan ayaa ah ,xiliyada ay maxbuuska la joogan ehelkiisu ayaa waxaa la seeya  qolal iyo fadhiya gaar ah oo loogu talgely martida maxbuuska kuwaaso halkaa kula jooga muddo.


Maxbuusta waxa uu qolkiisu leeyahay  Musqul ,tv noocyada LCD-ga  iyo talaajad uu ku kaydsado cabitaanada iyo cuntooyinka,waxaa inta u dheer madabakh iyo fadhi ay wadaan 10 ruuxba .


Sababaha Jeelka loo dhisay :

Kadib markii ay diraasad dheer lagu sameeyay wadamada Maraykanka iyo Ingriiska oo shaaciyey in 60-50 danbiile ee jeelalka gala ay mar labaad ku noqdaan waxyaabihii laga soo xidhey iygoo marlbaad ku soo laabta jeelka ,sidaa awgeed waxay dowlada norwy  jeelkan u sameeyay sidi ay ugu xalin laheyd labba arrimood oo isbarkana ,ta kowaad in danbiilaha la dareensiyo Insaaniyad iyo nolol fiican oo ku joogi karo bulshada ,ta labbaad in laga ilaaliyo Maxbuuska inuu jeelka ku soo qaato duruus xagga Danbiyada iyo jariimada.


Dowlada Norwaya ayaa xaqiijisya yoolkeeda taaso marku maxbuusku ka soo baxo jeelka u la jaanqaado bulshada ku xeeran ,waxaaney gaadhan dadka jeelka gala ee ku soo laabta  20%

Isku soo wada duubo ula dhaqmida maxaabista si ay ku dheehantaahay dadnimo iyo insaaniyad ayaa ha mid wanaagsan balse fikarada aya qaaten Norway waxaa dhaliil iyo Nusqaan ku Noqonaysa  ,maxbuuska dhagar gala ,ama kusfi ku kac , wax soo xaday ,badalkoodi waxy ka dhigeen raaxo ,ciqaabti iyo uga soo jaridii wixii ay gaf galeen  HUTEEL FIVE STARS galisay .

Diinta islaamku waxy dhigaysaa hadaba in qof ka wax dila loo dilo ka waxa xada xadka lagu qaado "ولكم في القصاص حياة يا أولي الألباب"

Sawro Kale 

Garoonka Kubbada Kolayga  

Muqaalka Hore Xabsiga 








 Suxufi Maxamud askar 
Hargeysa somaliland 





1 comment:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan
    siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan
    tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete