Sabir: Tobban Kun oo Sano oo Kale.
![]() |
Maxamuud Askar askarb5@hotmail.com |
Waxaanay ina tustay alladaasi kawnkaa mudo lagu qiyaaso "halka ilbidhiqsi marka loo jajabiyo kun malayan oo ilbidhiqsi". siday udhacaday? magaran karno .
Maxaa Yeelay Maynaan daawan Sawradii iyo sidii ay u dhacaday Waxaan soo bandhigi rabaa hayada u qaabilsan yurub spaceka am fadaaga .
Maalmahna Waxaa uu Sheegay Professor Evans inuu numberkuu uu qoray mushiinku oo aha mid mucjisa aha laguna tilmaamu doono mucjisoonika Fiisikiska ee cusub.sawradii uu soo saarayna dib loogu noqon doona si fiiska ahaan ah .
Hadab mar lawaydiiyaya Professor Evans muushinkan ma ka jawabi kara.majiraan kawanan kale ?
wuxuu yidhi :dhab ahaantii haa way jiraan ,kawana'an kale oo aan ahyen kan aynu ku nool nahay ,man garanyano tiradooda,xitaa kan aynu kunoolnahay ayanaan Aqoon saas u lehayan ,kuwa kale na sidoo kale aad uma naqaano ,laakin way jiraan ee "haloo sabro ilaa kun am Toban kun oo sano oo kale '.
maxamuud askar
askarb5@hotmail.com
http://goo.gl/3UKz
ReplyDeleteMagacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan
ReplyDeletesiinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan
tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com